WAJAALE NEWS

Magaalada Arabsiyo Oo Laga Furay Maktabadii Ugu Horraysay Ee Ay Yeelato

Arabsiyo (W,N):- Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley  ayaa waxa lagu qabtay xaflad weyn oo si rasmi ah loogu furay maktabadii ugu horeysay ee ay yeelato magaalada Arabsiyo .

 

Sidoo kale waxa Xadhiga ka jaray Maktabadan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Maxamed Faarax Xareed oo uu weheliyo Gudoomiyaha Kahortaga Afooyinka iyo Kaydka Qaranka Faysal Cali Sheekh, Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version