|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Arabsiyo Oo Laga Furay Maktabadii Ugu Horraysay Ee Ay Yeelato
April 27, 2018 - Written by Reporter:Arabsiyo (W,N):- Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa waxa lagu qabtay xaflad weyn oo si rasmi ah loogu furay maktabadii ugu horeysay ee ay yeelato magaalada Arabsiyo .
Sidoo kale waxa Xadhiga ka jaray Maktabadan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Maxamed Faarax Xareed oo uu weheliyo Gudoomiyaha Kahortaga Afooyinka iyo Kaydka Qaranka Faysal Cali Sheekh, Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Ciidamada Liyuu Booliska Oo Gabi Ahaanba Iskaga Baxay Magaalada Wajaale Qaybta DDSI Iyo falal Ay Ku ... Magaalada Hargaysa Oo Maanta Lagu Qabtay Munaasibad Quraan Akhris Ah Iyo Ujeedada Ay Daarnayd. Dhalinyaro Darbijiif Ah oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland oo Maxkamad La Hor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|