Hargaysa (W,N):- Badhasaabkii Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo noqday masuulkii ugu mudadda gaabnaa xukuumada muuse biixi kaasi oo xilka lagaga qaaday mudo gaaban iyadoo aanay wareegtada lagu magacaabay iyo ka lagaga qaaday aanay waxba udhaxayn. Taasi oo ah mudo lixdan cisho ah.
Ramaax ayaa bishii January 29,2018 loo magacaabay gobolka Gabiley, waxaanu ka mid ahaa 11 masuul oo xilal kala duwan loo magacaabay.
Ramaax ayaa ka mid ah Badhasaabyada gobolka kasta oo la geeyo ka muuqda, waana nin dhiiran oo shaqadiisa ka adag, waxaanu ka soo wada shaqeeyey gobolada lixda gobol ee waaweyn,
HALKEE LAGA RAACAY GUDOOMIYE RAMAAX ? MAXAY REER GABILEY KU XASUUSAN DOONAAN.
LASOCO WARBIXINO ARIMAHAA LA XIDHIIDHA SAACADAHA SOO SOCDA
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE