Hargeysa (W,N)- Maayarka Gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo safar shaqo ku tagay Dalka Sweden ayaa waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Dalka Sweden waxaana halkaa kusoo dhaweeyay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden iyo Dadwayne kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka