WAJAALE NEWS

Khilaafkii U Dhexeeyay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Suxufiyinta Wasaaradaasi Oo Go’aan Laga Gadhay

Hargeysa (W,N):- Suxufiyiintii Wasaarada Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay ayaa maanta Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geele u gudbiyay Warqad ay ku raali gelinayaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/AsNvjL06aZE

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version