Boosaaso (W,N):- Saraakiishii Dawlada Imaaraardka Carabta ee Xarunta Tababarka Ciidamada Bada Puntland gacanta ku haysay ayaa maanta galinkii danbe iskaga baxday Maamul Goboleedka Puntland Waxaana Saraakiishaasi lagu daabulay Diyaarad khaas ah oo laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/v9jir5hP5Fo