Imaaraadka Oo Saraakiishiisa Kala Baxay Puntland + Xiisada Imaaraadka Iyo Somalia Oo Cirka Isku Shareeray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imaaraadka Oo Saraakiishiisa Kala Baxay Puntland + Xiisada Imaaraadka Iyo Somalia Oo Cirka Isku Shareeray
April 14, 2018 - Written by Reporter:

Boosaaso (W,N):- Saraakiishii Dawlada Imaaraardka Carabta ee Xarunta Tababarka Ciidamada Bada Puntland gacanta ku haysay ayaa maanta galinkii danbe iskaga baxday Maamul Goboleedka Puntland Waxaana Saraakiishaasi lagu daabulay Diyaarad khaas ah oo laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/v9jir5hP5Fo

COMMENTS
LINKS