Hargaysa (W,N):- hal qof ayaa ku geeriyooday haanta shidaalka ee kaalin ku taal magaalada hargaysa kadib markii uu ku neef qaba toobay halka laba qof oo kalena laga soo badbaadiyay
Taliyaha ciidanka dab damiska Somaliland oo gurmad ku tagay kaalinta shidaal ee falkani ka dhacay ayaa ka warbixiyay sidii ay wax udhaceen
Sidoo kale taliye sawaaxili ayaa digniin udiray kaalmaha shidaalka.