HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay waraysi layeelatay warbaahinta dawladu ayaa ka hadlay shaqada uu xafiiskiisu uhayo qaranka
Sidoo kale cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay waxa uqorshaysan in uu qabto marka uu dhamaado mudo xileedkiisu oo hada laba sano ka hadhay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;