WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cabdiqadir Jirde Iyo Murashax Xigeenka Waddani Oo Soo Bandhigay Go’aamo Adag Oo Ay Ka Qaateen Koomiishanka

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo Murashax Ku-xigeenka Xisbiga Waddani ayaa waxa ay taageero u muujiyey go,aankii uu Waddani ka qaatey kominshanka doorashooyinka iyagoo sheegay in la kala diro kominshanka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UF295SkvFeI

 

 

Exit mobile version