Gudoomiye Cabdiqadir Jirde Iyo Murashax Xigeenka Waddani Oo Soo Bandhigay Go’aamo Adag Oo Ay Ka Qaateen Koomiishanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cabdiqadir Jirde Iyo Murashax Xigeenka Waddani Oo Soo Bandhigay Go’aamo Adag Oo Ay Ka Qaateen Koomiishanka
April 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo Murashax Ku-xigeenka Xisbiga Waddani ayaa waxa ay taageero u muujiyey go,aankii uu Waddani ka qaatey kominshanka doorashooyinka iyagoo sheegay in la kala diro kominshanka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UF295SkvFeI

 

 

COMMENTS
LINKS