WAJAALE NEWS

Ex, Wasiir Cadaani Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Ay Baadhis Ku Samayso Waraysi Ay Qaaday Idaacada BBC-du

Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland Xukuumadii Siilaanyo Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu hawda ka sarto isla markaana ay xidho idaacada BBC-da hadii ay wax ka bedel ay ku sameysay wareysi ay dhawaan ka qaadey wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaraadka oo ka Hadley heshiiskii Dekada Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version