|
|||||
WAJAALE NEWS
Ex, Wasiir Cadaani Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Ay Baadhis Ku Samayso Waraysi Ay Qaaday Idaacada BBC-du
April 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland Xukuumadii Siilaanyo Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu hawda ka sarto isla markaana ay xidho idaacada BBC-da hadii ay wax ka bedel ay ku sameysay wareysi ay dhawaan ka qaadey wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaraadka oo ka Hadley heshiiskii Dekada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; Shirkada HASS PETROLIUM Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Qalab Casriya Oo Ay Soo ko... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Tacsi U Diraya Dhammaan Shacbiga Somaliland, Isaga Oo Ka Tac... Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Xildhibaan Sir Gavin Williamson Oo U Ololeeya Qadiyadda Madax-bannaanid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|