WAJAALE NEWS

Daawo Waxa Laga Dayrinayaa Xalada Nololeed Ee Dadka Ku Nool Xeryaha Qoxoontiga Ee Caynaba.

Hargeisa(WJN):dadka qoxoontiga ah ee degan gobolka saraar ayaa cabasho xoog u muujiyay madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi waxa dadkaasi oo ka waramaya xaalad biyo la,aan oo haysta ay sheegeen inay u baahan yihiin in lala soo gaadho gurmad deg deg ah si loo bad baadiyo dadka maatida ah ee abaarto la soo daristay

DAAWO QAXOOTIGA DEGAN GOBOLKA SARAAR OO KA CABANAYA BIYO LA AAN

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews

Wariye:Abdiqadir Habane

Video Source Startvsomali

Exit mobile version