TOG WAJAALE(W,N) Wasiiro katirsan xukuumada madaxwayne muuse biixi iyo xubno kale oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland ayaa maanta safar ku tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale
Xubnahan wasiirada ah ayaa iyagu ahaa gudidii loo xil saaray qorshaha banaynta jidadka magaalada tog wajaale oo mudo xukuumadu waday isla markaana ay kasoo baxay cabashooyin iyo wax isbada marin baahsan ayaa shirar ay ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kale la qaateen ka warbixiyay
Wasiirka Hawlaha guud oo faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay bulshada kala hadleen iyo cabashooyinka loo soo gudbiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;