WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Arimaha Gudaha Oo ka Hadashay Laba Wiil Reer Somaliland Oo Afduub loogu Haysto Garoowe,

Hargaysa(W,N) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa markii  Uhoraysay ka hadlay laba wiil reer somaliland isla markaana mudo lixcisho ah afduub loogu haysto deegaano kamida dhulka puthland

Wasiirka ayaa sheegay in la soo daydoono walow aanu wax tafaasiila ka bixin iyo in ay maamulka puthland kala hadleen afduubka labadan wiil ee dhalinyarada ah;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Deg Deg Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Dhalinyarro Reer Somaliland Ah Oo Lagu Afduubtay Pu

Exit mobile version