Madaxwayne Xukuumada Waxaa Lagu Dhaliilaa In Aanay Isku Dheeli Tirnayn Xaga Beelaha Oo Aad Ubadisay Beelihii ku Taageersanaa?maxaad ka leedahay?
Hargaysa(W,N) Wariyaha Rugcadaaga ah ee Cabdisalaa Hereri Ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya la yeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kaasi oo uu ku Waydiiyay Su,aalo Xasaasiya kuna Taxaluqa Xaalada somaliland , Wadahadaladii Udhaxeeyay somaliya.
Xisbiga kulmiye iyo Wareejinta Gudomiyaha xisbiga xiliga uu wareejinayo, Dhismaha xukuumada iyo sida ayna bulshadu ula dhacsanayn iyo arimo kale oo Muhiima
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;