WAJAALE NEWS

DAAWO; Siyaasi Cali Sandule Oo Xukuumada Muuse Biixi Ku Dhaliilay Qaabka Ay U Waajahday Colaada Deegaanka Tukaraq,

Hargaysa(W,N) Siyaasi Cali sandule oo kamid ahaa wasiiradii hore ee xukuumadii siilaanyo ayaa dhaliilo kala duwan ujeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi

Sidoo kale cali sandule ayaa ka hadlay wadahadaladii somaliland iyo somaliya ee ay xukuumadu sheegay in la joojiyay,

Exit mobile version