WAJAALE NEWS

Daawo: Qayb Ka Mid Ah Taariikh Nololeedkii (AHU) Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe

Hargeysa (W,N):- Shabakada Wararka ee Wajaalenews waxa ay idiin soo gudbinaysaa qayb ka mid ah Taariih Nololeedkii Ale ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo maalintii Shalay ahayd lagu Aasay Magaalada Hargaysa.

 

Halkan hoose ka daawo qayb ka mid ah Taariikh nololeedkii Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe

Exit mobile version