WAJAALE NEWS

Daawo: Qaabkii Xisbiga Waddani Uu Xilka Kaga Qaaday Masuuliyiin Iyo Xubno Ka Tirsan Xisbigaasi

Hargeysa (W,N):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta waxa uu Xilkii iyo Xubinimadii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsanaa Xisbiga Waddani oo maalintii shalay ahayd ku dhawaaqay Garab la magacbaxay Garabka Badbaadada Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/2G7BxLD3zWY

 

Exit mobile version