Hargeisa(WJN): Mid ka mid ah bahda garsoorka somaliland oo sharaxaad ka bixiyay nidaamka qofka muwaadinka ah iyo sifaha loo xidhi karo marka uu fal dambiyeed galo waxa uu si kulul uga hadlay xadhiga mudooyinkii ugu dambeeyay e xukuumadu kula kacaysay xuno ka mida muwaadininta reer somaliland
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane
Video Source Eryel TV