HARGAYSA (W,N) Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Daah furay Qorshaha Wasaarada Waxbarashada ee shanta sano ee soo socda Isagoo munaasibadan ka jeediyay Khudbad ku taxaluqday qorshaha xukuumada kulmiye iyo sidii loo tayay lahaa Waxbarashada Dalka.
Sidoo kale Wasiirka Wasaarada waxbarashada Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir faratoon ayaa ka warbixiyay ahmiyada uu xanbaarsan yahay qorshahan ay soo diyaarisay wasaaradu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;