WAJAALE NEWS

DAAWO; Maayar Ku-Xigeenka Gabiley Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashaariicda Laga Hirgalinayo Deegaanada Gobolka,

Gabiley(W,N) Maayar kuxigeenka Degmada Gabiley Iyo xubno kale oo uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer indho indhayna kusoo maray deegaamo kamida gobolka gabiley oo laga hirgalinayo mashaariic kala duwan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version