WAJAALE NEWS

DAAWO; Emaaraadka Oo Bilaabay Dhismaha Saldhiga Milatari Ee Berbera Xili Aanay Wali Xukuumadu Cadaynin Waxa Ay Ku Badalatay Iyo Dareenada Ku Xeeran.

BERBERA (W,N)  Dhismaha Saldhiga Milatari Ee Dawlada Emaaraadka Carabtu  ka dhisanayo madaarka magaalada Berbera Oo  Xawli ku socda Iyadoo Wali Aanay xukuumada somaliland Bulshada u bayaami Waxa ay ku Badalatay iyo faa,iidada kasoo Galaya Dalka midna

Dhanka kale Dayrka lagu samaynayo saldhigan ayaa lagu qiyaasay in uu leeg yahay 40mr isku wareega kaasi dadwaynaha xoolaha dhaqatada ah ee  ku dhaqan magaalo xeebeeda Berbera Ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay bilowga dhismaha oo  shaqadiisii socoto hada.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixin lagu soo Bandhigay Bilowga Dhismaha Saldhiga ;

Exit mobile version