WAJAALE NEWS

Daawo: Dab Ka Kacay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen Oo Baabiiyay Raashin Badan Oo Gargaar Ah

Hargaysa (W,N):- Dab ka kacay Dekadda Xudeyda ee waddanka Yemen ayaa waxa uu baabi’iyay raashin badan oo ay leedahay Qaramada Midoobay kaas oo si xad dhaaf ah dalkaasi ay colaadaha hadheeyeen loogaga baahnaa.

 

Dad ka shaqeeya dekadda ayaa sheegay in afar bakhaar oo waa weyn ay gubteen, Dekaddan oo ay gacanta ku hayso fallaagada Xuutiyiinta ayaanan weli si buuxdo loo baadhin waxa kiciyay dabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lL4LpeamKQw

Exit mobile version