Daawo: Dab Ka Kacay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen Oo Baabiiyay Raashin Badan Oo Gargaar Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Dab Ka Kacay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen Oo Baabiiyay Raashin Badan Oo Gargaar Ah
April 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Dab ka kacay Dekadda Xudeyda ee waddanka Yemen ayaa waxa uu baabi’iyay raashin badan oo ay leedahay Qaramada Midoobay kaas oo si xad dhaaf ah dalkaasi ay colaadaha hadheeyeen loogaga baahnaa.

 

Dad ka shaqeeya dekadda ayaa sheegay in afar bakhaar oo waa weyn ay gubteen, Dekaddan oo ay gacanta ku hayso fallaagada Xuutiyiinta ayaanan weli si buuxdo loo baadhin waxa kiciyay dabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lL4LpeamKQw

COMMENTS
LINKS