Hargaysa (W,N):- Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bille ayaa magacaabay Xilal Cusub.
Wareegtadda uu Agaasimaha Guud Soo Saaray oo uu nuqul Ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Wararka Wajaalenews ayaa waxa uu ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo iyo ku xigeeno cusub.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacaabista