WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Qaban Qaabada Shir Ku saabsan Maalgashiga Jsl Oo lagu Qabanayo Brussels.

Hargaysa(w,n) kulan ay iskugu yimaadeen xubno kamida golaha wasiirada somaliland iyo wafti ka socday baarlamaanka midowga yurub  kana qabsaamay magaalada hargaysa ayaa  lagu shaaciyay qaban qaabada shir caalamiya oo lagu qaban doona dalka buljumka arimaha lagaga hadliyo oo uu sharaxxad ka bixiyay wasiirka arimaha dibada somaliland.

Exit mobile version