|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Qaban Qaabada Shir Ku saabsan Maalgashiga Jsl Oo lagu Qabanayo Brussels.
March 6, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(w,n) kulan ay iskugu yimaadeen xubno kamida golaha wasiirada somaliland iyo wafti ka socday baarlamaanka midowga yurub kana qabsaamay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay qaban qaabada shir caalamiya oo lagu qaban doona dalka buljumka arimaha lagaga hadliyo oo uu sharaxxad ka bixiyay wasiirka arimaha dibada somaliland. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|