Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu amar culus ka soo saarey furaha Internet-ka ee ay Somaliya dhawaan kala wareegtay Haaya’ddo madax banana.
Somaliland ayaa amar ku bixisay in dhamaan Website-yada ku diwaan gashan Domain Level . SO ay iskaga guurto muddo ku siman 30 cisho ah isla markaana ay u guuraan Domain nada kale ee .com, .Net iyo waxii la mid ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zyG1T7fNw4U