|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukumada Somaliland Oo Amar Culus Ka Soo Saartey Furihii Internet-ka Ee Ay Dhawaan Soomaaliya La Waregtay
March 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu amar culus ka soo saarey furaha Internet-ka ee ay Somaliya dhawaan kala wareegtay Haaya’ddo madax banana.
Somaliland ayaa amar ku bixisay in dhamaan Website-yada ku diwaan gashan Domain Level . SO ay iskaga guurto muddo ku siman 30 cisho ah isla markaana ay u guuraan Domain nada kale ee .com, .Net iyo waxii la mid ah. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/zyG1T7fNw4U
Related posts:Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Xilkii ka Qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda Iyo Magaca Masuul Cusub Ee ... Agaasimihii Dhawaan Iska Casiley Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Iyo Xubinimadii Xisbiga Kulmiye Oo Di... Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Wareejinta Nashqadaha Qorshe-magaaleedyada Magaalooyinka Boorama, Laa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|