Hargaysa (W,N):- Wassirka Wasaarada Biyaha Somaliland iyo Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Save the Children ayaa xadhiga ka jaray Mashaariic dhanka biyaha ah oo laga hirgaliyay Deegaano ka tirsan Gobolada Maroodi-jeex, Awdal iyo Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka