Ceel-afwayn (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay Madax-dhaqameedka Beelihii dhawaan ku Dagaalamay Magaalada Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/bNGhTudUmY4