WAJAALE NEWS

Waftigii Somaliland U Saxeexya Heshiiska Dekeda Berbera Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargaysa (W,N):- Waftigii Xukuumada Somaliland u soo saxeexay heshiiskii sadex gesoodka ahaa ayaa maanta ku soo laabtay Magaalada Hargaysa.

Sidoo kalena Wasiirka Arimha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka warbixiyay Heshiiskii Sadex geesoodka ahaa ee Magaalada Dubia ku dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo shirkaada Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version