WAJAALE NEWS

Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane National Iyo Telesom Oo Soo Bandhigay Falal Sharci Daro Oo Lagu Wax yeeleeyay Xadhkahooda Dabka Qaada Iyo fariin Ay Udireen Xukuumada.

HARGAYSA(W,N) Masuuliyiinta Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada Ee National  Gaafane  Iyo Telesom Ayaa sheegay in xadhkahooda Dabka Qaada la Googooyay Soona Bandhigay Cadaymo Muujinaya Dhacdooyinkaasi,

Dhanka Xubnahan ku Hadlayay Afka Shirkadaha Laydhka ayaa xukuumada Ugu baaqay In ay Deg Deg waxka uga qabato Arimahasi Lagula kacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN;  

Exit mobile version