|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane National Iyo Telesom Oo Soo Bandhigay Falal Sharci Daro Oo Lagu Wax yeeleeyay Xadhkahooda Dabka Qaada Iyo fariin Ay Udireen Xukuumada.
March 21, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Masuuliyiinta Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada Ee National Gaafane Iyo Telesom Ayaa sheegay in xadhkahooda Dabka Qaada la Googooyay Soona Bandhigay Cadaymo Muujinaya Dhacdooyinkaasi, Dhanka Xubnahan ku Hadlayay Afka Shirkadaha Laydhka ayaa xukuumada Ugu baaqay In ay Deg Deg waxka uga qabato Arimahasi Lagula kacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN; Related posts:DAAWO: “Cirro Qabyaalada Iyo Garxajis-nimada Suuqa Taal Isagaa Keenay Wadankoo Dhana Isagaa Qaribay”... “Guurtidu Waa Inay Noo Kordhisaa Muddo Kordhin Raali Laga Hayey Mucaarad Iyo Muxaafidba”Xildhibaan Q... Safiirka Maraykanka u fadhiya Nariobi Ayaa ku Baaqay In Xasilooni lagu Soo Dabaalo Arrimaha Gobol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|