Hargeysa(W,N):-Safiirka dalka Djibouti u qaabilsan somaliland Xuseen Cumar Kawaliye ayaa ka hadlay warar ku xidhiidhiyey in dawladiisu ay u yeedhay isla markaana uu sii xumaanayo xidhiidhka u dhaxeeya labada ee Somaliland iyo jabuutin.
Warsaxaafadeed uu soo saaray oo uu nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyey SHABAKADA WARAR EE WAJAALENEWS Ayaa Danjire Dalka jabuuti ufadhiya Somaliland wuxuu waxba kama jiraan tilmaamay wararkaasi, isagoo cadeeyey inaanay u yeedhin dawlada dalkiisu isla markaana uu xidhiidhka labada dal marayo meeshii ugu fiicnayd.
HALKAN KA AKHRI NUXURKA WAR SAXAFADEEDKA SAFIIRKA;
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM