|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Dalka Djibouti Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Warar Laga Faafiyay Oo Wax Lagaga Sheegay Xidhiidhka Labada Dal.
March 21, 2018 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):-Safiirka dalka Djibouti u qaabilsan somaliland Xuseen Cumar Kawaliye ayaa ka hadlay warar ku xidhiidhiyey in dawladiisu ay u yeedhay isla markaana uu sii xumaanayo xidhiidhka u dhaxeeya labada ee Somaliland iyo jabuutin. Warsaxaafadeed uu soo saaray oo uu nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyey SHABAKADA WARAR EE WAJAALENEWS Ayaa Danjire Dalka jabuuti ufadhiya Somaliland wuxuu waxba kama jiraan tilmaamay wararkaasi, isagoo cadeeyey inaanay u yeedhin dawlada dalkiisu isla markaana uu xidhiidhka labada dal marayo meeshii ugu fiicnayd. HALKAN KA AKHRI NUXURKA WAR SAXAFADEEDKA SAFIIRKA; WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Hindiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu L... Shirkii Golaha Wasiirradda jsl Ee Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada&Macdanta Iyo Maalintii S... Maxkamada Ciidamada oo Xukuno Kala Duwan ku Riday Dadkii Loohaystay Dilalkii ka dhacay inta u dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|