WAJAALE NEWS

Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 20Aad Ee Ka Soo Wareegtay Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Itoobiya Oo Lagu Qabtay London

London (W,N):- Jaaliyada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Magaalada London ku qabtay Munaasibad balaadhan oo ay ugu debaal degayaan Sanad  Guuradii 20-aad ee  ka soo wareegtay Xisbiga Dimuqraadiga Soomaaalida Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version