HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa shacabka udiray fariin la xidhiidha qaadashada kaadhka codbixiyaasha oo qaadashadiisu ka socoto gobolada dalka qaar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;