Gabiley (W,N):- Dadwaynaha Kala duwwan eek u dhaqan Gobolka Gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay Banaanbax ay ku taageerayaan heshiiskii Dekeda Berbera ee ay Somaliland la gashay Shirkada Dp World Iyo Dowlada Itoobiya.
Sidoo kale Badhasaabka Gobolka Gabile Maayarka Gobolka, Madax-dhaqameed iyo Masuuliyiinta Gobolka ayaa waxa ay fariin adag u direen Maamulka Muqdisho.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka