WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Degmada Axmed Dhagax.

Madaxweyne  ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Iyo Xubno kamid ah Golaha Wasiirada  ayaa ka qayb xaflada furitaanka dhismaha Cusub ee degmada Axmed Dhagax  ee Magaalada Hargeysa. Halkaasi oo uu madaxwayne kuxigeenka xadhiga ka jaray

Exit mobile version