WAJAALE NEWS

Mashruucii Biyo Gelinta Oo Ka Hirgalay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool

Yagoori (W,N):- Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool waxaa ka hirgalay Mashruucii Biyo Gelinta waxaana la wareegay gacan u haynta Mashruucaas Masuuliyiinta Gobolka Sool oo ay weheliyaan Isuduwaha Wasaarada Biyaha iyo Maayarka Degmada Yagoori.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version