Mashruucii Biyo Gelinta Oo Ka Hirgalay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mashruucii Biyo Gelinta Oo Ka Hirgalay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool
March 3, 2018 - Written by Reporter:

Yagoori (W,N):- Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool waxaa ka hirgalay Mashruucii Biyo Gelinta waxaana la wareegay gacan u haynta Mashruucaas Masuuliyiinta Gobolka Sool oo ay weheliyaan Isuduwaha Wasaarada Biyaha iyo Maayarka Degmada Yagoori.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS