WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Maqaamka Sheekhul Beledka Caasimada Hargaysa Sheekh Madar Axmed+Sawirro

Hargaysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta booqday maqaamka sheekhul beleledka caasimada Hargeysa ee sheekh Madar Axmed oo ka mid ahaa culimadii waa weyned ee dalka isagoo madaxweynuhu u duceeyey Marxuumka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

 

 

Exit mobile version