Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamuuriyada Somaliland ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed oo maanta ka qayb galay Munaasibad lagu daah-furayay Casriyaynta Adeegyada Dowlada Hoose u qabato Bulshada ayaa waxa uu soo bandhigay hab Casri ah oo waxka ka taraya is qabsiga dhulka, Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada Sare ayaa waxaa uu sheegay in Dacwadaha ugu dhibta badan ee Dhulku ay soo maraan Maxkamadaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/q4kDEd0h_Xc