WAJAALE NEWS

DAAWO; Garsoorka Gobolka Saaxil Oo Ka Jawaabay Eedo Loo Soo Jeediyay Iyo Xogaha Ay Soo Bandhigeen.

Berbera(W,N) Garsoorka Maxkamada  Gobolka saaxil ayaa ka jawaabay eedo maalmihii udanbeeyay loo soo jeedinayay kuwaasi oo la xidhiidhay dacwad dhul oo ka dhaxaysa qoyskii marxuum maxamed xaaji ibraahim cigaal iyo muwaadiniin kale

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

Exit mobile version