Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda Diwaanka sakada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax ayaa Khudbadii Jimcaha ee Maanta waxa uu kaga hadlay Dhibaatooyinka kala duwan ee hayta Dadka Muslimiinta ah iyo Dadka ku dayda Dhaqamada Reer Galbeedka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka