WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Cusub Ee Wargeyska Dawan Oo Xilkii La Wareegay, Weedho Duur Xul Ahna Ka Jeediyay Xafladii Xilwareejinta

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Cusub ee Wargayska Dawan Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo uu dhawaan Wasiirka Warfaafinta Somaliland u Magacaabay Gudoomiyaha Wargayska Dawan ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah ula wareegay Xilkii Gudoomiyaha Wargaysaka Dawan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version