WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Baadhitaanka Hantidhawrku Ka Wado Wasaaradiisa

Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa waxaa uu markii ugu horaysay xaqiijiyay in Hantidhawrka qaranka Somaliland ay baadhitaan ka wadaan xafiiska Xisaabaadka ee wasaaradiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version